Madaxweyne Waare oo galabta ka dhawaajiyay hadalo aan horey looga baran !!

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare oo galabta magaalada Muqdisho kasoo dagay ayaa weerar culus oo dhinaca afka ah oon horey looga baran ku qaaday dowlada Federaalka Soomaaliya. Madaxweyne Waare oo Warbaahinta kula hadlay garoonka Aadan Cadde ayaa eedeemo culus usoo jeediyay dowlada Federaalka Soomaaliya, waxa uuna shaaca ka qaaday in dowlada ku fashilantay xasilinta … Continue reading Madaxweyne Waare oo galabta ka dhawaajiyay hadalo aan horey looga baran !!